mingis
Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine
Macnaha:
- 1. (dii.) Rooxaan ama jin la rumaysanyahay in uu dadka cudur geliyo. 2. Cudur dadka ku dhaca oo la aamminsanyahay inuu ka yimaado rooxaanta (mingiska). 3. Cayaar jiib, jaan iyo durbaan leh oo loo tumo qofka jirrada mingiska qaba.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

