moxor

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. (moxor, m.dh) Geedaha xijiga jaad ka mid ah oo beeyada dhala.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur