muruq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-qyo, m.dh)
Macnaha:
- Xanuun ka yimaada muruq gala ama ku roora meel aan meeshiisii ahayn (sida kan lafta garabka hoosteeda gala).
- (c.nafl.) Sooh unugyadiisu ay leeyihiin awood isku roor iyagoo sameynaya xoog ama dhaqaaq. Muruqyadu waxay leeyihiin, habab ay tamarta kiimikaad ugu rogi karaan tamar makaanikaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

