nadaafad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld nadaafo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nadaafo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Uskag iyo wasakh la'aan. ld nadaafad.