carjaw

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Cad yar oo aan hilib iyo laf midna ahayn, nadoocma oo lafaha isku xirta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur