naqshadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Naqash. 2. Shaxan tilmaamaya hab ay wax u dhisanyihiin, ama u samaysanyihiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
naqashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xarar ama midab wax lagu qurxiyo.Wax xardhid ama midab ku qurxin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0