aji

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. (aji, m.dh) 1. Qof nasab wanaagsan ka soo jeeda. 2. Soomaali.

soomaali

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Luqadda soomaalida u gaarka ah.
  2. Dadka Soomaaliya deggen ama ku hadla af-soomaaliga.