og

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld ogaan (1). Garasho wax loo leeyahay; arrintaas ogaal baan u falay. 2. Xog wax laga hayo. Tus. “Ogaalkay nabadgelyo ayaa halkaa ka jirtay”. 3. Xog'ogaal: oogaanta wax guntooda la ogyahay.

Lamidka: ogaan

ogaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. 1. ld ogaal, ogaansho. eeg og. 2. Ulakac; kas, maag. O. buu u yeelay: kas buu u yeelay.

Lamidka: ogaal, ogaansho, ulakac, kas, maag