borQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:Maroodi lab, xoog weyn oo raxanta hoggaamiya; arbe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
arbeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bayaal m.l/dh)Macnaha:1. Araye. 2. Shabeelka lab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0