ololidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg olol².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ololQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Holac. 2. Cida geela marka uu oomman yahay ama ubadkiisa waayo.1. Dab holcid. 2. Geel oomman ama ubadkiisa waayey ciyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00