aag

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Dhul ballaaran oo meel la yaqaano ku fadhiyo. Tus. “Aagga Ceelbuur waxaa laga helaa dhagax jilicsan oo urjikooyinka laga qoro”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur