qaawi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Qof dhar ka furid. 2. Dhismo, dedka kore ka qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur