kis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. In yar; xoogaa; kistoo.
  2. ld kir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xoogaa

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Waxaan badnayn; in yar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kistoo

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. Kis yar; xoogaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kir

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. Yallah!, hayahee! bax!, tag!, kac!, hus!, yur! ld kis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur