qalashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qalo².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qaloQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hal neef oo baadi ah.1. Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon. 2. Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.Si loo cuno xoolo gowracasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0