qasidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qas².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Rabsho iyo xasillooni la'aan. 2. Siil. 3. Gumaar. 4. Meesha ay iska galaan miskaha iyo sabiisha geela.1. Milme iyo hoore isku labid. 2. Wax kala jaad ah isku darid. 3. Rabsho iyo xasillooni la'aan meel ka abuurid. 4. Ka q.: hadal, ciyaar iwm oo cid si wanaagsan ugu socotay ka dhabqin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0