qixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qax². ld qaxid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Guuriitaan meel si degdeg ah looga cararo cabsi awgeed.Cabsi awgeed meel si degdeg ah uga guurid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qaxidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0