qaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Guuriitaan meel si degdeg ah looga cararo cabsi awgeed.Cabsi awgeed meel si degdeg ah uga guurid.