qodid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qod². ld qoditaan, qodniin, qodow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qod

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax iswato qayb ka mid ah.
  2. Qori weyn oo qalalan.
  3. 1. Dhinac; gees. 2. Qayb; in.
  4. 1. Meel duleelin. 2. Beer ka shaqeyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qoditaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qodidda la qodo god iwm. ld qodid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qodniin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qodid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qodow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qodid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur