qoraal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax xaanshi dusheeda ku qoran. 2. Habka farta loo qoro. 3. Waddo falfal ah. 4. Habka qalabka geedaha laga qoro loo farsameeyo. 5. ld qorid.

qorid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qor². ld qoraal (5), qoris, qoritaan, qorniimo, qorniin.