qoslid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qosol².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qosol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cod gaar ah oo ay dadku sameeyaan marka ay faraxsanyihiin iyagoo ilkaha caddaynaya.
  2. 1. Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed. 2. Ku q.: cid ku jeesjeesid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur