qurun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qurmuun¹.
  2. Wax in muddo ah meel yaalay ur xun yeelasho.

qurmuun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ur xun, ur naftu kahato; wax qurun noqday waxa ka soo ura, kankama, daaca; qurun. ld qarmuun¹, qurmoon¹, qurun¹.
  2. Ur xun yeelasho (wax). ld qarmuun¹, qurmoon¹.