quusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld quusid.Ka rajo dhigidda laga rajo dhigo wax la sugayey ama la waayey.Biyo hoos u gelid; muquurid.