raad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dad, m.l)
Macnaha:
- 1. Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto. 2. Calaamad ka harta wax hore u jiray. 3. Xusuus aan qofku illaawi karin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

