raamo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhul daaqa xoolaha ku wanaagsan oo ciid cad, jilicsan leh. 2. eeg raan.

raan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-aamo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho. 2. Timo ama dhogor isku guntan. 3. Geed laamihiisa buulal shimbi-reed ama cutubcutub miro ahi ka laal-laadaan.