rakuuc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld rukuuc¹.
  2. ld rukuuc².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rukuuc

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-co, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc¹.
  2. Qof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur