rogrogidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg rogrog².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
rogrogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Gedgeddinta wax la gedgeddiyo. 2. Caano yar oo weel la culay carka looga bi'iyo.1. Wax gedgeddin. 2. Lacag yar ganacsi ku samayn. 3. Weel la culay caano yar car uga bi'in.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0