toog
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-go, m.l)
Macnaha:
- 1. Kol; mar. 2. In kol naas laga dhiijiyo. 3. Roob yar.
- 1. Aqoonta liishaanka. 2. Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

