rubucQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:ld rubi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
rubiQaabnax: m.l.tMacnaha:Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybshay meeshood; rubuc; waax. Tus. “Waa sagaalkii iyo r.”; “R. kiilo bariis ah”. ld rubac, rubuc.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00