rubi

Qaabnax: m.l.t

Macnaha:

  1. Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybshay meeshood; rubuc; waax. Tus. “Waa sagaalkii iyo r.”; “R. kiilo bariis ah”. ld rubac, rubuc.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rubuc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld rubi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybiyey meeshood; rubuc, rubi. Tus. “Hasha la qaley waax iga sii”. 2. Qaybaha waaweyn ee kala duwan ee hay'ad maamul u qaybsantahay middood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rubac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld rubuc.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur