saacad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Qalab waqtiga lagu cabbiro oo leh meel wareegsan oo lambaro ku yaalliin iyo laba irbadood oo kala dheer oo mid saacadda muujiso midda kalena daqiiqadaha muujiso. 2. Maalinta oo 24 meelood loo qaybiyey meesheed. 3. Wakhti.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wakhti

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld waqti.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur