saaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. S. ah: hilib jiir ah oo la balballaariyey oo subag ama saliid lagu shiilay lana kaydiyey. 2. ld saafid.
  2. Hilib jiir ah balballaarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saafid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saaf². ld saaf¹ (2). saafid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur