saafi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. S. ah: wax nadiif ah oo aan wasaqi ku jirin. Tus. “ Cali wuxuu keenay malab saafi ah”. 2. Saafinnimo. 3. Nooc kalluunka ka mid ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur