samay

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld samayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

samayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, ml.)

Macnaha:

  1. 1. Usha waranka. 2. Ul dheer oo toosan. ld samay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur