samo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld samaan².
  2. Cir.

cir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Samada sare, buluug ah oo ay xiddiguhu ka muuqdaan. 2. Roob.
  2. (c.nafl.) Xaddiga cuntada ee qof caloosha ku qaadi karo.

samaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld sabaan.
  2. eeg san². ld samaansho, sami, samo¹.