sax

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. S. ah: wax aan qalad ahayn.
  2. Wax qalad ka bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur