shimbir

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Cudur ku dhaca dadka iyo xoolaha oo afka qallociya.
  2. 1. Qayb ka mid ah lafdhabarleyda, oo ugax dhasha, oo dhiig kulul, baalal leh oo duusha. 2. Shimbir meel dhexaad ah, midab qurxoon oo xasharaadka cuna. ld shinbir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shinbir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld shimbir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur