shinbirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld shimbir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
shimbirQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Cudur ku dhaca dadka iyo xoolaha oo afka qallociya.1. Qayb ka mid ah lafdhabarleyda, oo ugax dhasha, oo dhiig kulul, baalal leh oo duusha. 2. Shimbir meel dhexaad ah, midab qurxoon oo xasharaadka cuna. ld shinbir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00