siiba

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. Gaar ahaan. Tus. “Cali wuu hadal badanyahay, siiba markuu marqaansan-yahay”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur