sisin
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Geednagaar la beerto oo dhala miro yaryar oo saliid cuntada lagu darsado laga miiro. 2. Miraha geedka sisinta oo laga miiro saliid macsarada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

