siyaasi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iin, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof cilmiga siyaasadda yaqaan kuna shaqeeya. 2. Qof si xirfad leh arrimaha u maareeya.