socodsiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg socodsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

socodsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Wax dha-qaajin. 2. La s.: wax xogtooda cid ogaysiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur