sooc

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. S. ah: wax xul ah.
  2. 1. Wax intooda fiican la bixid. 2. Kala s.: wax isku jira noocyadooda kala saarid.