soohidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg sooh².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
soohQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:S. ah: xarig aan tidac ahayn oo laba dhudood ka samaysan.1. Wax miiqid. 2. Wax isku tidcid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00