suur
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-ray, -rtay)
Macnaha:
- Badar biyo qashin kaga saarid.
- Buunka qiiyamo la yeersho maalinta ee uumiga la xisaabayo.
- 1. Muuqaal qurxoon. 2. (-ro, m.l) Qabaal aan ceelka laga qaadin oo xoolaha laggu shubo. 3. (-ro, m.l) Dhagax, qashin iwm oo badar ku dhex jira.
- Seexasho weyn, saq gelid; gam'id.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

