taas
Qaabnax: mu.ti.dh
Macnaha:
- (kuwaas, w) ld taa¹.
- Dibkabe tilmaame oo magac dhaddig dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Beertaas waa tayda”. ld taa².
Qaabnax: mu.ti.dh
Macnaha:
Qaabnax: mu.ti.dh
Isrogrogga: (kuwaas, w)
Macnaha:
Lamidka: taas