taa
Qaabnax: mu.ti.dh
Isrogrogga: (kuwaas, w)
Macnaha:
- Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1)
- eeg taas².
- ld taada².
Lamidka: taas
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

