taasQaabnax: mu.ti.dhMacnaha:(kuwaas, w) ld taa¹.Dibkabe tilmaame oo magac dhaddig dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Beertaas waa tayda”. ld taa².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
taaQaabnax: mu.ti.dhIsrogrogga: (kuwaas, w)Macnaha:Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1)eeg taas².ld taada².Lamidka: taasSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0