tarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tar³. ld tar¹ (2).

tar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan. 2. ld tarid.
  2. 1. Magac xiddig; afqays. 2. Bow-do.
  3. 1. Wax t./wax u t.: cid wax qabasho. 2. Wax badin.