tiinna

Qaabnax: mu.lh.dh

Macnaha:

  1. (kuwiinna, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin.
  2. Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Waa la ogaaday sirtiinna”. ld tiin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed aan caleemo lahayn oo korkiisa qodxo ku wada rogon; miraha geedkaas. 2. Macdan.
  2. ld tiinna².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur