weeyeQaabnax: Qurub | Diirad, Particle | FocusMacnaha:Qurub lagu muujiyo tiraab weereedka marka uusan fal ahayn. Tus. “Ninkanu macallinka cusub ee dugsiga weeye”. ld waaye, weeyaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
waayeQaabnax: Qurub | Diirad, Particle | FocusMacnaha:ld weeye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
weeyaanQaabnax: Qurub | Diirad, Particle | FocusMacnaha:ld weeye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0